Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Wararkii maanta iyo Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen · 2022-12-30
03:54

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah


Dawladda oo dooneeysa in dugsiyada hoose/dhexe ay ardaydu qaataan xisaab iyo iswiidhish dheeri ah, soona jeedisay in la kordhiyo saacadaha wax-barashada ee maadooyinkaasi. Inkasta oo sharciyadda wax laga badalay haddana waxaa weli adag inay lammaaneyaasha wada nool is dhaxlaan. Dheemankii Madoobaa ee Brazil ee Pele oo xalay geeriyooda isagoo 82 jir ah.

Waa qoddobada aad ku maqli doontaan idaacayada maanta

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

  • No. of episodes: 500
  • Latest episode: 2024-07-18
  • News

Where can you listen?

Apple Podcasts Logo Podtail Logo Google Podcasts Logo RSS

Episodes