Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen · 2022-12-06
03:34

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

Hogaamiyaha xisbiga Ceneterka Annie Lööf oo reer Värnamo ah, ayaa sheegtay in ay nafistay ka dib xukunkii maxkamadda ee Teodor Engström.

Machadka xaalada dhaqaalaha oo magaciisa loo soo gaabiyo (KI), ayaa ogaaday in ayan shirkadaha Iswiidhan sare u qaadin sicirka in ka badan qiimaha uu joogo.

Dadka ka shaqeeya maktabadaha buugagta ee caamka ah iyo madxafyada ayaa la kulmo handadaad iyo nacayb marba marka ka dambaysa soo badanaya, oo uga imaanaya bulshada iyo weliba siyaasiyiin ku cadaadinaya waxa ay rabaan.

Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah
Ansvarig utgivare: Klas Wolf-Watz

  • No. of episodes: 500
  • Latest episode: 2024-07-18
  • News

Where can you listen?

Apple Podcasts Logo Podtail Logo Google Podcasts Logo RSS

Episodes